COMTEMPORARY SOMALIS AND POLITICS: [ SOOMAALIDA MAANTA IYO TALAMAAMULKA ]
SOOMAALIDA IYO DASTUURKA:
SOOMAALIDA IYO DHAQANKA:
SOOMAALIDA IYO QAANANKA:
Qaananku waxa uu tiraaban yahay , waxa aynu muslinmiin ahaan dhahno DIIN: Xaga Eebbeh diraabihii ka iman jiray waxa lagu qqadaray in uu Eebbeh 114 diraabood uu dadadka ku dhaqnaa dhulka u soo rogay, boqol iyo afar iyo tobankaas diraabood oo qaarkoodna la cusboonaysiin jiray qaarkoodna uu Eebbeh ku beddelay qaar kaleeto, gabagabadiina uu Eebbeh ku soo beneday diraabtan ugu danbaysay ee AL-FURQQAAN ama AL-QQUR'AAN oo ku shamiran miidhii diraabihii soo degi jiray oo dhan.
AHTANKA SOOMAALIDA:
Dad waxaa dhala LAB & DHEDIG: Waxa Xusan Qqur’aan ahaan: Tusmadan: 13-aad ee Deerka Al-Xujaraat
﴿ ياأيها الناس إنا خلقناكم من ذكر وأنثى وجعلناكم شعوبا وقبائل لتعارفوا إن أكرمكم عند الله أتقاكم إن الله عليم خبير ﴾ [ الحجرات: 13]
“ Hooy!: Dadkow! Waxa Aanu Idinka Abuurnay Lab (AADAM ABKOW- Caleeh Salaam) Iyo Dhedig[ XAAWO-XAAYEER- Caleehaa Salaam]: Oo Waxa Aanu Idinka Kala Jacaalnay Qqaranmo Iyo Qolohaanno: Si Aydin Isku Kala Aqoonsataan (Isku Kala Garataan/ Isku Haybsataan): Run-ahaan: Xaga Eebbeh Waxa Idiinku Haybad Roon Kan Idiinku Quman (Idiinku Feeyigan/Idiinku
Dhawrsoon):”
AHTANKU Waxa Uu Ka Soo Dhex Bilaabmaa Qoyska ama Gurigakiina qolo walbaay:A= aabbeh amse Adoo! [ Aabbeh waxa lagu qeexay odayga amse ninka dhabarkiisa xawadii ku jirtay aad ka soo abuulantay/dhalatay/ Dhaloodka = AL-WAALID]::: AL-WAALID WA AL-WAALIDAH = WALCANKA = WAARIDKA= BOTH PARENTS
H= Hooyo amse Habar [ Habar waxa lagu qeexay Habal wax dhashay oo hooyo noqotay/Maama noqotay / ahaatay= DHALEENTA= AL-WAALIDAH]
AB & ISIR = [ 1- AB= AABBEH / ADOOGA/ ABTIRSIINMADA AAD KA SOO JEEDO] * [ ISIR [ 2- BAHTIRSIINMADA AAD KA SOO JEEDO HABARTA KU DHALSHAY AAD KA SOO JEEDO] ...MICNEYN KALEETO ...AB & ISIR = NASSAB IYO SIHIR =
ABTIRSIINMO IYO XIDIDTIRSIINMO OO AH INGARDHEYAAL AMSE AH INLAWS