COMTEMPORARY SOMALIS AND POLITICS: [ SOOMAALIDA MAANTA IYO TALAMAAMULKA ]
SOOMAALIDA IYO DASTUURKA:
TODOB MAGACYOOD OO LAQAD SOOMAALI AH:
sidatan:
i- Garool!
ii- Gareef!
iii- Guurrow!
iv- Istaqfurulaw!
v- Odoltdaab!
vi- Qoraab!
vii- Tiraab!:
QEEXNIIN AMSE QEEXAAL GUUD: Dastuur Oo Ah, Erey PERSIAN Ah, Waxa Uu Soo Jiray Lakaagyo Shimil Oo La Isku Maamulaayay. Laqad Soomaaliga Haddeeran [= Modern Somalis Language] Waxa uu uga dhigan yahay, micnayaalsha aan kor ku xusay, iyo qaar aanan weli xusin, oo aan faalladatan ka qorayo, oo doodo ku aadan DASTUUR oo maalin walba amse dharaar walba taagan, inta doodlurka DASTUUR uu soo taxnaa iyo inta uu sii taxnaan doono. Waxa Uu Yahay: Waa in aynu qeexanaa, si aynu uga doodno. Laqad ahaan waa EREYTIRAAB PERSIAN AH: Maxaa adduunyada oo dhan dal walba oo xukuumad leh, uu u aq-oonsaday DASTUUR: Soomaalida aan ogahay ee haddeer waxa uu DASTUUR waxa qoroshadiisu u billbmatay 1958: Waxa wada bilaabsaday Ururabannadii GOBANIMODOONKA AHAA EE S*N*L iyo S*Y*L: Waxa in badan dooddu socotay shimillo dhan iyaga oo u raadinaayay DASTUUR QQARAN OO SOOMAALISKA SHANTA AHI WADA LAHAADAAN: Waxa Doodda KOWGEEDU AHAA FARTEE BAYNU KU QORANAA:>?<: Tijaabyo: Tusaale Soomaalidu Waa Isku Laqad Oo Kan Bari Degan Kan Galbeed Degen Kan Kawnfur Degen Iyo Kan Waqooyi Degen Marka Micne Laqad Soomaali Ah Ay Isku Kaalufaan: Waxa Laqadka Lamaad U Ah Dhamaantood CARABIGA: Way Isla Gartaan, In Walboo La Isku Kaalufay In Soomaaligu Yahay _CARABI_Iyo In Aanuu Ahayn: Waxa La Tijaabiyay In FARCARABIDA Laga Dhigto SOOMAALI: Waxa Carabiga Laga Waayay Afartatan TIBXOOD: E- O -DH - G: Saas Dartood Waxaa La Guddoonsaday FAR AY KU WADA QORMI KARAAN TIBXAHA SOOMAALIDU KU DHAWAQANTO: Oo Ah Tan Aan Hadda Wax Ku Qorayo In Walboo La Dhahay WAA [] LAA*DIIN[] Waxse Murti Noqotay Ku Qoro CILMIDIINKAAGA Oo Dheh [] LEHDIIN[] Doodluryadii Jiray Ee Soo Taxnaa 1958 Taniyo 1978 Ee FARSOOMAALI Waxaa La Qabyatiray 1978: Waxa Soomaalida U Qiray BOGQORKIIY PERSIA Ee Berigaas: Waxa Lagu Qeexay Dastuur Inuu Yahay DHIGAAL: Waxa La Higaadiyay AF Soomaaliga Dhamaantiis A~Y Iyo Waxa Ka Qormi Kara Oo Dhan: Madiimannaan Ahaan Waa Sidatan Amse Rasme Ahaan Waa Sidatan Koobnaantiisu Waa 26 Tibxood Oo La Teebgarayn Karo Amse La Tubsheelayn Karo: Ka Bilow A [[ Ku Dhamee ]] Y:
A E I O U B T J X KH D R S SH DH C G F Q K L M N W H Y = RASMIY/QORAAB/DHIGAAL RASMAHA AH AMSE RASMIGA AH
Xagga Dhulka:
Sida Uu Dhigaayo Dastuurkakiiy Loogu Talagalay Qqaranka Guud Ee Soomaalida...Ee 1978:
1- Dhulku Iibgal Maaha:
2- Dalkane Walba Oo Dhalad Ah: Waxa Uu Tawl Amse Garde Amse Xaqq Dalka Ugu Leeyahay: * Qoobad Uu Villa Ka Dhisan Karo:*** Iyo Xabaal Hadduu Geeriyoodo:
3- Dhulka Qqaranka Ayaa wada Leh Dhanmaantiis Oo Waxa U Maamulaya Huwaabta Qaabilsan Arribaha Dhulka:
Huwaabtaas Oo Ah: Ugu Sarayn Xukuumadda Oo Uu Madaxwaduhu Ka Yahay Madaxa Ugu Sareeya Ee Guddoominaya Marka Ay Ka Wadi Weydo: Waxa Se Raadifnimo U Xilsaaran Waaxiyadda Hawlaha Guud: Waaxiyadda Beeraha Iyo Degaanka: Waaxiyadda Aribaha Gudaha: Iyo Dawladaha Hoose
AQAYNMO:/AQSIINMO
Qeexniinka
GOBOL: Waa Dhul Degaameed Magaalamadax Leh: Oo Maamula Ugu Yaraan Afar Degmo Tuulleedyo Ama Daabiyado:
MAGAALO: Waa Dhismeyaal Ugu Yaraan Iskeed U Leh Afar Degmo:
DEGMO: Waa Dhismayaal Ugu Yaraan Ka Kooban Afar Xaafadood:
XAAFAD: Waa Ugu Yaraan Afar Sekedood:
SEKED: Saf Guryo Ka Dhisan Yihiin Oo Ugu Yaraan Todoba Villo:
SOOMAALIDA IYO DHAQANKA:
Dhaqnaantu Waa Noolaanta La Nool Yahay: Wada Dhaqnaan Kama Fursato Nololshu: Mar Waxa Wada Nool Qoys Ka Kooban : Oday[ Aabbeh] Iyo Habar [ Hooyoh] Iyo Ubadkooda: Mar Waxa Wada Nool Oo Daabiyad Ama Tuullo Ama Qaryad Ku Wada Noolaada Dad Ay Dadnimadu U Sarayso: Oo Ka Soo Kala Jeeda Qoysas/ Qolohaanno / Kala Duwan: Dunida Maanta Waxaa Magaallooyinka Ku Wada Dhaqan Dadad Aan Isku Qoys Ahayn Isku Qqowmiyad Ahayn Isku Qolohaan Ahayn: Wada Noolaanshuhu Waa Xaddaarad Waa Dadnimo Wada Dhaqnaantu Iyo Wanaag Iyo Samafal Isu Galku Waa Ilbaxnimo : Waxa Khiyaal Xun In La Tamaniyo In Hal Qoys Uunlee Loo Qaato Wada Noolaanshiyaha Shacniga Qurxoon Ee Eebbeh Jalla Jalaaluh Uu Dadka U Kala Yeelay:
SOOMAALIDA IYO QAANANKA:
Qaananku waxa uu tiraaban yahay , waxa aynu muslinmiin ahaan dhahno DIIN: Xaga Eebbeh diraabihii ka iman jiray waxa lagu qqadaray in uu Eebbeh 114 kun oo diraabood uu dadadka ku dhaqnaa dhulka u soo rogay, boqol iyo afar iyo toban kun oo diraabood oo qaarkoodna la cusboonaysiin jiray markay duugoobaan ama baaliyoobaan, ama maydhaanmaan, ama taxriifmaan qaarkoodna uu Eebbeh ku beddelay qaar kaleeto, gabagabadiina uu Eebbeh ku soo beneday diraabtan ugu danbaysay ee AL-FURQQAAN ama AL-QQUR'AAN oo ku shamiran miidhii diraabihii soo degi jiray oo dhan.
Dadyow badan ama ba se dadad badan oo dunida ku dhaqan baan hadanin waxa saldhig sherciyeed u ahaan kara QQARAN Amse SHACAB: Halkan waxaan ku kala tafatirayaa, Dhaqanka Oo leh MADAXDIISA Sida [ * Bogqor * Malaaq * Wabar * Garaad * Dhuraad * Ugaas * Aqsiiye] Iyo Magacsuraabo badan oo dhaqan oo halkakan aanan ku xusin: Sida ciddaha uu u sureeran yahay Laqadka Carabigu: Kuwaasoo Madaxsada * SULTDAAN * CAAQQIL * QAFIIR* MUJAMIL: waxa ka dhan madaxdaas DHAQAN Oo Ka Dhigan NOLOL Waxa Ka Dhiman Waxqqaran Oo Ah STATUS-ka Qqaranka Sida HABDADKA DAL Oo Xooshku Yahay JAMHUURIYAD: Waxa Jamhuuriyad Yeelshay 1- Somaliland : 2- Somalia : 3- Djibouti: 4- Weli Soomaaliska Kenya Waxay Hoostagaan Commonwealth Bogqortooyo Ee UK: 5- Kinlanka 5-aad Oo Hoostagga Habdadka Taldadka Wadajirka Ethiopia:
Ururabanno badan baa dalkii ka aloosan qaarkood diimannaan yihiin qaarkoodna madiimannaan: Dalka waxaa u dhan Hadalyadiisa Iyo Hawraarihiisaba DHIGAAL Oo Ahaaday Qoraab Ay Ku Qoran Yihiin Wax walba Oo HADALYO AH: Tusaaleyaal 1- Laqannada Qaranka Soomaalida: [ = Somalis Sociolects ] 2- Meeranaha Qqaranka [ =Somalis Colluquial] : 3- Guraabyada [= Somalis Slangs]....Waa Xusnaanleyaal xaga Dastuurka: Hawraaraha = Soobaan Iyo Suugaan : Sida Guurrowyo Waa Xusnaanleyaal Xaga Dastuurka Oo Aan U Jeedefleeyahay Kii La QABYATIRAY Ee 1978: DIIMANNAANTA: Waxa Jiraya TAFATIRAYAAL DASTUUR OO AH SHERCIYAQAANNO AMSE GARYAQAANNO: Haddaba Madaxwade Walba Oo Dalka Soomaaliska Soo Maray Waa Hayaha Sare Ee DASTUURKA Waxa Uu Yeelanayaa DASTUUR KU LIFAAQMAYA DASTUURKA LA QABYA TIRAY EE QQARANKA: TAFATIRAAD XAGA DIIMANNAANTA: 1-Qqur'aanku Waa Marjaca Koowaad Ee Diinka Amse Qaananka Amse Diinta: 2- Xadiithku Waa Marjaca Lamaad Ee Diinta Amse Diimannaanta: 3- IJTIHAADKU waa Marjaca Seddexaad Ee Diimannnaata Ka Dib Marka Golqqaranku Ansixiyo:
Xaga CULUUMTA MARJACA AH EE DIIMANNAANTA WAXA LAGA SOO ANSIXINAYAA JAAMIC AL-AZ-HAR OO U SUREERAN MUSLINMIINTA DHAMAANTOOD :
Tusaalayaal:
QQUR'AANKA Waxa Uu Yahay LA AKHRIYEENKA AMSE AKHRIINKA EEBBEH U SOO DEGSIIYAY MUXAMED SSALAA ALLAAHU CALEEH WA SALAM: OO KU TIRAABAN FARCARABIH:
AKHRINTIISA: MURATAL IYO MUJAWAD WAA CIBAADOH:
WAXA KALEETO OO KASMOOYINKA KA MIDA QQUR'AANKA
1- TAFSIIR = FAALLASIIN
2- TAMCIIN = MICNEYSIIN
3- TAFSSIIL = KALAQOODSIIN
4- TARQQIIM = TIRIBAYSIIN
5- TABYIIN = BIIXAAMIN
6- TAFHIIM = HADAYSIIN
IYO CULUUM KALEETO OO AANAN HALKAN XUSIN BALSE TIXGELIN IYO TIXQAAD KU DHEX LEH DIINKA ISLAAMKA EE AY KU WADA DHAATAAN SSAWM-AALIYIINTU IYO MADAXDOODUBA HADDAY YIHIIN KUWA RASMIGA HAYA KUWA DHAQNAANTA HAYA EE MADAXDHAQAN LA DHAHO IYO KUWA XOGDIINKA HAYA EE XERXER LA DHAHO.
A*H-da / AHTANKA SOOMAALIDA:
Dad waxaa dhala LAB & DHEDIG: Waxa Xusan Qqur’aan ahaan: Tusmadan: 13-aad ee Deerka Al-Xujaraat
﴿ ياأيها الناس إنا خلقناكم من ذكر وأنثى وجعلناكم شعوبا وقبائل لتعارفوا إن أكرمكم عند الله أتقاكم إن الله عليم خبير ﴾ [ الحجرات: 13]
“ Hooy!: Dadkow! Waxa Aanu Idinka Abuurnay Lab (AADAM ABKOW- Caleeh Salaam) Iyo Dhedig[ XAAWO-XAAYEER- Caleehaa Salaam]: Oo Waxa Aanu Idinka Kala Jacaalnay Qqaranmo Iyo Qolohaanno: Si Aydin Isku Kala Aqoonsataan (Isku Kala Garataan/ Isku Haybsataan): Run-ahaan: Xaga Eebbeh Waxa Idiinku Haybad Roon Kan Idiinku Quman (Kan-Idiinku Feeyigan/Kan-Idiinku
Dhawrsoon):”
AHTANKU Waxa Uu Ka Soo Dhex Bilaabmaa Qoyska ama Gurigakiina qolo walbaay:A= aabbeh amse Adoo! [ Aabbeh waxa lagu qeexay odayga amse ninka dhabarkiisa xawadii ku jirtay aad ka soo abuulantay/dhalatay/ Dhaloodka = AL-WAALID]::: AL-WAALID WA AL-WAALIDAH = WALCANKA = WAARIDKA= BOTH PARENTS
H= Hooyo amse Habar [ Habar waxa lagu qeexay Habal wax dhashay oo hooyo noqotay/Maama noqotay / ahaatay= DHALEENTA= AL-WAALIDAH]
AB & ISIR = [ 1- AB= AABBEH / ADOOGA/ ABTIRSIINMADA AAD KA SOO JEEDO] * [ ISIR [ 2- BAHTIRSIINMADA AAD KA SOO JEEDO HABARTA KU DHALSHAY AAD KA SOO JEEDO] ...MICNEYN KALEETO ...AB & ISIR = NASSAB IYO SIHIR =
وَإِن طَائِفَتَانِ مِنَ الْمُؤْمِنِينَ اقْتَتَلُوا فَأَصْلِحُوا بَيْنَهُمَا ۖ فَإِن بَغَتْ إِحْدَاهُمَا عَلَى الْأُخْرَىٰ فَقَاتِلُوا الَّتِي تَبْغِي حَتَّىٰ تَفِيءَ إِلَىٰ أَمْرِ اللَّهِ ۚ فَإِن فَاءَتْ فَأَصْلِحُوا بَيْنَهُمَا بِالْعَدْلِ وَأَقْسِطُوا ۖ إِنَّ اللَّهَ يُحِبُّ الْمُقْسِطِينَ﴾Deerka Al-Xujaraat: Tusmada 9-aad:
Haddii Laba Tdaa'ifadood(Laba Duul) Isdilaan : Deed Heshiisiiya : Haddii Midkood Ku Sii Xadgudubto Midda Kale : Deed: La Dagaalama Tan Xadgudubka Wada Taniyo Inta Talada Eebbeh Lagu Soo Dabaalayo: Haddii Ay Qabsoonto Deed Heshiisiiya Oo Heshiis Ka Dhex Raadiya-raadiya : Idinkoo Cadaalad Iyo Sinnaan Ku Dhexdhexaadinaaya: Run Ahaan : Eebbeh Wuxuu Jecel Yahay Kuwa Cuddoonnaanta Wada,[ Cadaaladda wada]
ABTIRSIINMO IYO XIDIDTIRSIINMO OO AH INGARDHEYAAL AMSE AH INLAWS
BAH = HABAR! [ Waxaa Isku Macne Ah Bahtirsiinmada Iyo Habartirsiinmada]
BOH = HA'BAR! [ Waxaa Isku Macne Ah Bohtirsiinmada Iyo Ha'bartirsiinmada= Magac-Oday Ku Bohoobay]
WACDIGA DHAQANKA:
Waxa uu ku dhisan yahay: Xeerarka U Degsanaaday Beellaha Dadninmadu U Sarayso: Sida Tusmooyinka [Aayadaha Qqur'aanka] Uu Eebbeh Ku Xusay: Marka Hore Ugu Baaqay " Hooy! Dadkow!" Taasoo Tilmaamaysa In Dadku Dad Isu Gartaan Oo Ogaadaan In Uu Eebbeh Ka Soo Tarmiyay Qoys Keliya Oo Ahaa Aadam Iyo Xaawah: [ IRKOW = Qoyskow = Abkow & Xaayeer]: Ka Dibna Uu Qorsheeyay Inay Shacabyo Kala Ahaadaan Weli Higsanaaya DADNIMO Nool: Oo Ay Tahay In Aadmigu Todobadiisa Nooc Ogaado In Ay Dadnimo Ku Wada Noolaadaan: Waxa Xiga Waa Inay Qqabaa'ilkuna Dadnimada Isku Ogaadaan Oo Aanay Ka Leexananin Jidka Dadnimada Ee Aadminimo: Una Leexleexan Wadiiqooyinka Shaytdaanka Ibliiska Ah Ee Dadnimada Aadmigu Ku Wada Nool Yahay Colaadda Kala Dhex Dhigaaya:
Sida soojireen ee Qqabaa'ilku isku haybsadaan ee isku ogaadaan, dan inay u tahay wadadhaqnaantu waxaa tusaale inoogu filan aynu ku cibraqaadano oo aynaan baalmarin xusnaanta QQURAYSH: Haddii aynu qeexniin la tiigsano waxa QQURAYSH la dhaho Laqad Carabigii Dugga ahaa, ayaa ka dhigan isbahaysi danwadaagtan u dhexeeyay Qqabaa'ilkii MAKA ku wada noolaa: Oo dadnimada Qqur'aanku u jideeyay dansaday oo guddoonsaday oo isuhilloobnaan [ULFA] Ku wada noolaaday wacdigii Muxamed Ssalaa Allaahu Caleeh Wa Salam uu ku wacdi iyo waanooyin siiyay sidii ay u wada dhaqnaan lahaayeen. Taasoo ay ufeen oo fogaysteen macangagnimo iyo is dabargoyn inaanay ku wada faltamin ee ay muxabo iyo isu xubeer doorbideen, taasoo ka turjumaysa dadnimo tii u qunnayd inay iskula macaamilaan. Ereyga QQURAYSH micnihiisu waa bulsho waa garangar waa macshar waa mujtamac in walboo ay kala ahtirsiinmo qolo-qolo ah ahaayeen haddana KITAABKU Qqur'aanku u sureernaaday oo wacdi iyo waano u ahaaday. Dhaqanka marka la dayo, waxa jira xeerar kuwaasoo tiraabaya sida qoloba qoloda kaleeto u xeerinayso ee quman inay ula dhaqanto. Qolo walba waxaa la gudboon inay qoloda kaleeto ee dhigood ah, u tixgeliso oo u xeeriso jiritaan la siman sida ay qolodu u tixgeliso oo isu xeeriso. XUB LIL AKHAAKA MAA TUXIBO LILNAFSAK...KAYEEL SIDAAD JECELSHAHAY IN LAGAA YEELO...DO GOOD AS YOU WOULD LIKE TO BE DONE BY...Iscolaadsigu wuxuu u yabyabaa maxabo faraburur ah qolooyinka markay ismaxabaystaan ee qoloda dhigood ah colaadsadaan iyagoo intaas colaadda iyo ciilka ay u qaadayaan qoloda kaleeto ee dhigood ah, isku maxabaysanaaya. ISU MAXABAYSTA SAMAHA IYO FEEYIGNAANTA OO HA ISU BAHAYSANINA XUMAATO IYO COLAAD...Muxabada ka dacayofaruuran colaadsiga reer hebel wax wanaagga iyo aayatiin dadnimo ma laha. Waxa Uu Eebbeh Ku Taalleeyay QQUR'AANKA ...Siday QQURAYSH ama MUJTAMACA Carabtu ahaan jireen, Reer Hebelba Reerka Kaleeto U Nici Jireen Ee Ay Is Necayb Iyo Colaadsi Ciil Isu Qabi Jireen. Nuurkii Qqur'aanka ayaa Eebbeh Uu Muxamad Ssalaa Allaahu Caleeh Wa Salam U Faray inay iscafiyaan waxna wada lahaadaan. SADO ama ZAKAT ay ku dhaqamoobayaan ISA SIIYAAN TAASOO TALIS XUKUUMAD DAWLAD u wada dhexlahaanayaan maamulsha Eebbehna Saas Ku Weyneeyaan Oo U Qiraan Maamuska Inuu Leeyahay Wanaagga Dhex Yimid Ee Ay Isku Nabad Gelyeeyeen Isku Amaan Yeeleen.