COMTEMPORARY SOMALIS AND POLITICS: [ SOOMAALIDA MAANTA IYO TALAMAAMULKA ]
SOOMAALIDA IYO DASTUURKA:
TODOB MAGACYOOD OO LAQAD SOOMAALI AH:
sidatan:
i- Garool!
ii- Gareef!
iii- Guurrow!
iv- Istaqqfurulaw!
v- Odoltdaab!
vi- Qoraab!
vii- Tiraab!:
Xagga Dhulka:
Sida Uu Dhigaayo Dastuurkakiiy Loogu Talagalay Qqaranka Guud Ee Soomaalida...Ee 1978:
1- Dhulku Iibgal Maaha:
2- Dalkane Walba Oo Dhalad Ah: Waxa Uu Tawl Amse Garde Amse Xaqq Dalka Ugu Leeyahay: * Qoobad Uu Villa Ka Dhisan Karo: * Iyo Xabaal Hadduu Geeriyoodo:
3- Dhulka Qqaranka Ayaa wada Leh Dhanmaantiis Oo Waxa U Maamulaya Huwaabta Qaabilsan Arribaha Dhulka:
Huwaabtaas Oo Ah: Ugu Sarayn Xukuumadda Oo Uu Madaxwaduhu Ka Yahay Madaxa Ugu Sareeya Ee Guddoominaya Marka Ay Ka Wadi Weydo: Waxa Se Raadifnimo U Xilsaaran Waaxiyadda Hawlaha Guud: Waaxiyadda Beeraha Iyo Degaanka: Waaxiyadda Aribaha Gudaha: Iyo Dawladaha Hoose
AQAYNMO:
Qeexniinka
GOBOL: Waa Dhul Degaameed Magaalamadax Leh: Oo Maamula Ugu Yaraan Afar Degmo Tuulleedyo Ama Daabiyado:
MAGAALO: Waa Dhismeyaal Ugu Yaraan Iskeed U Leh Afar Degmo:
DEGMO: Waa Dhismayaal Ugu Yaraan Ka Kooban Afar Xaafadood:
XAAFAD: Waa Ugu Yaraan Afar Sekedood:
SEKED: Saf Guryo Ka Dhisan Yihiin Oo Ugu Yaraan Todoba Villo:
SOOMAALIDA IYO DHAQANKA:
Dhaqnaantu Waa Noolaanta La Nool Yahay: Wada Dhaqnaan Kama Fursato Nololshu: Mar Waxa Wada Nool Qoys Ka Kooban : Oday[ Aabbeh] Iyo Habar [ Hooyoh] Iyo Ubadkooda: Mar Waxa Wada Nool Oo Daabiyad Ama Tuullo Ama Qaryad Ku Wada Noolaada Dad Ay Dadnimadu U Sarayso: Oo Ka Soo Kala Jeeda Qoysas/ Qolohaanno / Kala Duwan: Dunida Maanta Waxaa Magaallooyinka Ku Wada Dhaqan Dadad Aan Isku Qoys Ahayn Isku Qqowmiyad Ahayn Isku Qolohaan Ahayn: Wada Noolaanshuhu Waa Xaddaarad Waa Dadnimo Wada Dhaqnaantu Iyo Wanaag Iyo Samafal Isu Galku Waa Ilbaxnimo : Waxa Khiyaal Xun In La Tamaniyo In Hal Qoys Uunlee Loo Qaato Wada Noolaanshiyaha Shacniga Qurxoon Ee Eebbeh Jalla Jalaaluh Uu Dadka U Kala Yeelay:
SOOMAALIDA IYO QAANANKA:
Qaananku waxa uu tiraaban yahay , waxa aynu muslinmiin ahaan dhahno DIIN: Xaga Eebbeh diraabihii ka iman jiray waxa lagu qqadaray in uu Eebbeh 114 kun oo diraabood uu dadadka ku dhaqnaa dhulka u soo rogay, boqol iyo afar iyo toban kun oo diraabood oo qaarkoodna la cusboonaysiin jiray qaarkoodna uu Eebbeh ku beddelay qaar kaleeto, gabagabadiina uu Eebbeh ku soo beneday diraabtan ugu danbaysay ee AL-FURQQAAN ama AL-QQUR'AAN oo ku shamiran miidhii diraabihii soo degi jiray oo dhan.
A*H-da / AHTANKA SOOMAALIDA:
Dad waxaa dhala LAB & DHEDIG: Waxa Xusan Qqur’aan ahaan: Tusmadan: 13-aad ee Deerka Al-Xujaraat
﴿ ياأيها الناس إنا خلقناكم من ذكر وأنثى وجعلناكم شعوبا وقبائل لتعارفوا إن أكرمكم عند الله أتقاكم إن الله عليم خبير ﴾ [ الحجرات: 13]
“ Hooy!: Dadkow! Waxa Aanu Idinka Abuurnay Lab (AADAM ABKOW- Caleeh Salaam) Iyo Dhedig[ XAAWO-XAAYEER- Caleehaa Salaam]: Oo Waxa Aanu Idinka Kala Jacaalnay Qqaranmo Iyo Qolohaanno: Si Aydin Isku Kala Aqoonsataan (Isku Kala Garataan/ Isku Haybsataan): Run-ahaan: Xaga Eebbeh Waxa Idiinku Haybad Roon Kan Idiinku Quman (Kan-Idiinku Feeyigan/Kan-Idiinku
Dhawrsoon):”
AHTANKU Waxa Uu Ka Soo Dhex Bilaabmaa Qoyska ama Gurigakiina qolo walbaay:A= aabbeh amse Adoo! [ Aabbeh waxa lagu qeexay odayga amse ninka dhabarkiisa xawadii ku jirtay aad ka soo abuulantay/dhalatay/ Dhaloodka = AL-WAALID]::: AL-WAALID WA AL-WAALIDAH = WALCANKA = WAARIDKA= BOTH PARENTS
H= Hooyo amse Habar [ Habar waxa lagu qeexay Habal wax dhashay oo hooyo noqotay/Maama noqotay / ahaatay= DHALEENTA= AL-WAALIDAH]
AB & ISIR = [ 1- AB= AABBEH / ADOOGA/ ABTIRSIINMADA AAD KA SOO JEEDO] * [ ISIR [ 2- BAHTIRSIINMADA AAD KA SOO JEEDO HABARTA KU DHALSHAY AAD KA SOO JEEDO] ...MICNEYN KALEETO ...AB & ISIR = NASSAB IYO SIHIR =
وَإِن طَائِفَتَانِ مِنَ الْمُؤْمِنِينَ اقْتَتَلُوا فَأَصْلِحُوا بَيْنَهُمَا ۖ فَإِن بَغَتْ إِحْدَاهُمَا عَلَى الْأُخْرَىٰ فَقَاتِلُوا الَّتِي تَبْغِي حَتَّىٰ تَفِيءَ إِلَىٰ أَمْرِ اللَّهِ ۚ فَإِن فَاءَتْ فَأَصْلِحُوا بَيْنَهُمَا بِالْعَدْلِ وَأَقْسِطُوا ۖ إِنَّ اللَّهَ يُحِبُّ الْمُقْسِطِينَ﴾Deerka Al-Xujaraat: Tusmada 9-aad:
Haddii Laba Tdaa'ifadood(Laba Duul) Isdilaan : Deed Heshiisiiya : Haddii Midkood Ku Sii Xadgudubto Midda Kale : Deed: La Dagaalama Tan Xadgudubka Wada Taniyo Inta Talada Eebbeh Lagu Soo Dabaalayo: Haddii Ay Qabsoonto Deed Heshiisiiya Oo Heshiis Ka Dhex Raadiya-raadiya : Idinkoo Cadaalad Iyo Sinnaan Ku Dhexdhexaadinaaya: Run Ahaan : Eebbeh Wuxuu Jecel Yahay Kuwa Cuddoonnaanta Wada,[ Cadaaladda wada]
ABTIRSIINMO IYO XIDIDTIRSIINMO OO AH INGARDHEYAAL AMSE AH INLAWS
BAH = HABAR! [ Waxaa Isku Macne Ah Bahtirsiinmada Iyo Habartirsiinmada]
BOH = HA'BAR! [ Waxaa Isku Macne Ah Bohtirsiinmada Iyo Ha'bartirsiinmada= Magac-Oday Ku Bohoobay]
WACDIGA DHAQANKA:
Waxa uu ku dhisan yahay: Xeerarka U Degsanaaday Beellaha Dadninmadu U Sarayso: Sida Tusmooyinka [Aayadaha Qqur'aanka] Uu Eebbeh Ku Xusay: Marka Hore Ugu Baaqay " Hooy! Dadkow!" Taasoo Tilmaamaysa In Dadku Dad Isu Gartaan Oo Ogaadaan In Uu Eebbeh Ka Soo Tarmiyay Qoys Keliya Oo Ahaa Aadam Iyo Xaawah: [ IRKOW = Halqoys = Abkow & Xaayeer]: Ka Dibna Uu Qorsheeyay Inay Shacabyo Kala Ahaadaan Weli Higsanaaya DADNIMO Nool: Oo Ay Tahay In Aadmigu Todobadiisa Nooc Ogaado In Ay Dadnimo Ku Wada Noolaadaan: Waxa Xiga Waa Inay Qqabaa'ilkuna Dadnimada Isku Ogaadaan Oo Aanay Ka Leexananin Jidka Dadnimada Ee Aadminimo: Una Leexleexan Wadiiqooyinka Shaytdaanka Ibliiska Ah Ee Dadnimada Aadmigu Ku Wada Nool Yahay Colaadda Kala Dhex Dhigaaya: